Kismaayo(Idaacada Waamo)Agaasimaha wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa ka warbixiyey kulama kala duwan oo uu la qaatay hay’adaha daneeyo arimaha dhalinyarada
isagoona sheegay agaasimaha in waxbadan laga qabtay xaaladaha dhalinyarada deeganada jubbaland gaar ahaan ciyaaraha hormar wacan laga sameeyey.
R/WFartuun Nuur Aadan.