Kooyaamo Tour and Tourism oo diyaarisay adeegyo dalxiis oo maalmaha Ciida ah

0
47

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooyaamo Tour and Tourism ayaa kamid ah shirkadaha dalxiis ee ka howl galo deegaanada Jubbaland ayaa maalmaha ciidaha iyo maalmaha kale ay dadka dalxiisayaasha soo gaaraan magaalada Kismaayo waxay sameysaa adeeg dalxiis oo dhameystiran.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here