Duruufo dhanka Nolosha oo soo wajahay barakacayaasha duleedka magaalada Muqdisho

0
47

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacayaasha ku nool duleedka maagalada Muqdisho ayaa wajahaya xaalad nolol xumo oo ay ka mid yahiin rashiin la,aan iyo in ay heysan agabkii ay ku ciidi lahayeen caruurtooda.

Juweyriyo HassanĀ ayaa warbixintaan ka diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here