Isbartiibada Waamo oo Lagu oogay Salaadda Ciidul Fitriga

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa maanta  si weyn Looga oogay Salaadda Ciidul fidriga,Garoonka Kubaddda Cagta Waamo oo ka mid ahaa goobaha ugu waaweyn ee loo asteeyay in Lagu tukado Salaadda Ciidul Fitriga ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Boqolaal dadweyne ah,waxaana Salaadda kula soo tukaday Bulshada Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here