Magaalada Guriceel oo maanta siween looga oogay Salaadda Ciiday

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Manta oo ah malinta kowaad ee munasabada ciidul fitri ayaa Magaalada guri ceel si weyn Looga oogay Salaadda Ciidul fidriga Qeybaha kala duwan bulshada magalada ayaa kaso qeybgalay tukashada salada ciida oo lagu oogay garonka kubada cagta ee shimburoshe halkaasi oo ay iskugu baxeen boqolaal kamid ah bulshada magaalada iyagona siwadajira halkaas salada ugu oogay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here