Naafada Isbadalka Martini oo loo qeybiyey Sakaatul Fitriga

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda AL-Mahasin Foundation oo kaashanaysa Hay’adda gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa maanta oo ah Maalintii labaad waxa ay Sakaatul Fidriga u qeybisay dadka naafada ah ee ku jira Isbitaalka Martiini iyo danyare ku nool kaamamka ku yaala degmadooyinka Dayniile,Afgooye, Balcad iyo deegaanka Ceelasha biyaha gobalka shabeelaha hoose.
Mashruucan oo ka mid ah mashaariicda ay bixiso Hey’adda Gargaarka iyo arrimaha Bini’aadanimada ee Boqor Salmaan oo ay ku taageereyso shacabka Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here