Barakacayaasha ku nool Kaamka Badar ee magaalada Kismaayo oo Codsaday In la Ciidsiiyo

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacayaasha ku nool Kaamka Badar ee magaalada Kismaayo  ayaa waxaa ay wajahayaa duruufo dhaqaale xili  ciiddul fidriga ay saacado ka harsan tahay
Walidiinta  kunool Kaam Badar ayaa waxa  aysan awoodin in ay caruurtood u  helaaan wax ay ku ciidsiiyaan waxiyna Mux’siniinta ay ka codsadeen in laga farxiyo maalinta Ciida.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here