Wasaaradda Gargaarka Maareynta Jubbaland oo dignin kasosartay Roobka gu’ge ka curtay deegaanada Jubaland

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa markale maanta ku celisay in roobka gu’ga ee ka curtay qaar kamid ah deegaanada Jubbaland sida saadaasha sheegeyso uu wato daadad iyo fatahaado, iyada oo xustay in daadadkan iyo fatahaadahan laga cabsi qabo in ay sameyn ku yeeshaan dadka dagan jiinka wabiyada iyo goobaha biyo mareenka,

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka Jubbaland ayaa sheegtay inay wado dedaallo arintaas looga gaashaamanayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here