Taliska Wadooyinka Kismaayo oo digniin u jeediyay Darawalada Gaadiidka

0
56
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli maalinta berri ah ay ku beegantahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga islamarkana ay sii kordheyso saxmadda iyo Isku socodka Gaadiidka ayaa Taliska Nabadgelyada Wadooyinka Kismaayo wuxuu digniino ka soo saaray saxmadda iyo jaamka dhaca maalmaha Ciidaha.

Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Kismaayo Gaashaanle Cabdishakuur Sheikh Dayib ayaa waxaa uu digniin ku aaddan qaadashada awaamiirta Ciidanka Wadooyinka u jeedjiyay bulshada Kismaayo gaar ahaan darawalada Gaadiidka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here