Haweenka kunool dagmada Jowhar oo loogu baaqay in ay wax bartaan

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa door muhiim ah ka qaata Waxbarshada kuwaas oo ku dhiirigaliyo Carruurta in ay udiraan iskuulada islamarkana ku dadaalaan barbaarintooda

Faa’iso Xasan Cali iyo Qadro Axmed Xaaji  oo ka mid ah aqoonyahanada ku nool Jowhar ayaa sheegay muhimada ay Waxbarashada gabdhaha leedahay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here