Carruur danyar ah oo Dhar Ciid loogu qeybiyay magaalada Kismaayo

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad 30 ka mid ah Caruurta qabta baahiyaha gaarka Kuna nool magaalada Kismaayo ayaa loo qeybiyay Dhar ciid,si ay farxadda ula qeybsadaan Caruurta asaagooda ah,waxaana Carruutan qabta xanuunka Awtismka ka caawiyay dharka Ciidda Hay’adda ASJ oo kaashaneyso dad muxsiniin ah.

Ugu horeeyn Gudoomiyaha Hay’adda ASJ Caasho Cabdinuur oo ka hadashay goobta ayaa ka warbixisay Dharka ay ku caawiyeen Carruurtan danyarta ah.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here