Bulshada Jubbaland oo looga digay waxyeelada Roobka Gu’ga

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Roobbka Gu’ga ayaa ka curtay deegaanada Jubaland, kuwaas oo la saadaalinayo in ay fatahaad hor leh gaysan karaan saladinta jubbaland ayaa ugu baaqday shacabka Jubaland in ay taxadaraan oo ay feejignadaan, si gaar ah shacabka ku nool deganadi dhawaan fatahaadaha ay ka dhufteen, iyo goobaha biya mareenada ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here