Suuqyada magalada Baydhabo oo laga dareemayo diyaar garowga maalmaha Ciida

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Carwooyinka ku yaalla magaalada Baydhab oo lagu iibiyo dharka Noocyada kala duwan Ee dumarka ayaa waxaa si aad ah looga dareemaya mashquul iyo diyaar garow xoogan oo la xiriira maalinta Ciidul fidriga ee maalmo kooban ay ka harsan yihiin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here