Arday fursado Waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Madrasada Daru-Nicma ee Baladweyne

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ilaa 60 arday ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay madarsada daru nicma ee magalada Baladweyne.
Aradydaan heshay farsadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here