Ol’ole Nadaafadeed oo Laga sameeyay Suuqa Ganacsiga magaalada Xudur

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jiraa xilli roobaad oo nadaafa darida keeni karta xaalado caafimaad oo deg deg ah ayaa waxaa Maamulka degmada xuddur uu hogaaminayo Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud bilaabay olole nadaafadeed oo maanta lagu nadiifiyey wadooyinka qaar ee magaalada xuddur, ololaha waxa qeyb ka ahaa.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here