Suuq-yaraha Magaalda Kismaayo oo laga dareemayo mashquul badan

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaaa mashquul aad u bahan, iyadoo qeybaha kale duwan ee bulshada ay u soo tukaameesadaan suuq yar ah magaalada Kismaayo
Xili aan mickarofoonka Iddacaada Waamo aan la dhaxqaaday suuqyar ah magaalda kismaayo ayaa waxay ii sheegeen in   isbadalka dhinac waqtiga lagu sameeyay waxiyana bulshada ay xil habeenkii ay ka soo tukaameesan karaa waqtiga ay doonayaan suuq taas oo ah wax aan horey ka jirin suuq yar magaalada kisamayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here