Qaar ka mi ah Agabyada Caruurta Lagu ciidsiiyo oo Laga digay

0
88

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamlamaha Ciidaha waxaa Caruurta loo soo Iibayaa Agabyo ay ku cayaaraan,kuwaas oo isugu jiro kuwa ku u wanaagsan iyo kuwa qatar ku keeni karta xubnahooda muhiimka ah sida Indhaha,waxayna u horseedaa Caruurta Loo soo iibiyo Agabyada Qoryaha iyo Bastoolada loo soo ekeysiiyo in mustaqbalka ay noqdaan Caruur ku soo barbaartay Hub la isku rido iyo dagaal.

Maxamed Faarax Maxamed oo oo ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa inooga waramay Qatarta ay leedahay in Caruurta Lagu Ciidsiiyo Agabyo dhibaato ku keenaya.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here