Gudoomiyaha Haweenka Degmada Kismaayo oo ku baaqday in la dhiira galiyo haweenka hal abuurka leh

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool haween badan ku waas  oo leh xirfado iyo hal abuuro kala duwan oo ay ku shaqaysan karaan hadii ay helaan cid caawisa ama farsamadooda lagu dhiira galiyo .

Gudoomiyaha Haweenka Degmada Kismaayo Faadumo Maxamed Cabdi oo ka hadashay sida haween Soomaaliyed ay uga qayb qataan dib u dhiska iyo hormurinta dalka ayaa ku baaqday in haweenka bartay farsamada gacanta iyo ku hal abuurka kale la dhiiragaliyo si wax soo saar muuqda ay u sameeyaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here