Goobaha lagu iibiyo xalwada iyo buskudka ee kismaayo oo mashquul badan laga daremayo

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyada oo maalmo kooban ka harsantahay munaasabada ciidul fidriga ayaa waxa si guud magalada kismaayo ee xarnta gobalka jubada hoose lga dareemayaa udiyaar garoga ciida

Meelaha sida xoogan mashquulka iyo udiyaargarowga laga dareemayo ayaa waxaa kamida goobaha lagu iibiyo  macmacaanka sida xalwada iyo buskud ka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here