Haween Barakacayaal ah oo codsaday in La baro Farsmada gacanta

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha dhalinyarada ah ee ku nool kaamka cadleey ee maagalada Baladweyne ayaa waxaa heysto shaqo la.aan bahsan.

Gabdhahaan ayaa ah kuwan aan horay janis ugu helin in  ay wax waxbartaan balse jacel in la baro xirfadaha farsamada gacanta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here