Laamaha Amniga Gobolka Banaadir oo soo qabtay Jawaano Maandooriye ah

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mamulka gobolka banadir oo kashanaya ciidanka gaarka ee loxilsaray ladagalanka anshax xumada iyo mandoriyaha ayaa malmihi lasodhafay waday hogala balaaran oo habeen iyo malin kaas oo ey kasameynayeen degmoyinka iyo xafadaha magalada casimada ah ee muqdisho waxana habenki xaleey aha ey holgal kasameyeen xaafada Juungal ee Degmada Yaaqshiid kaaso ey ku soo qabtay Jawaano Maandooriye iyo ragi laha oo gacanta lagu sodhigay sida uu warbahinta u sheegay afahayeenka mamulka gobolka banadis salax dheere.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here