Dhaqaatiirata magaalada Kismaayo oo ka hadlay faa’iidada Naas-Nuujinta u leedahay Caruurta

0
30
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Naas-nuujintu waxa ay door-weyn ka qaadataa caafimaad  hooyada, waxa aanay ka hortagtaa cuduro badan oo ku dhici lahaa hooyada, taasina waxa ay ku xidhan tahay sida joogtada ah, kuna haboon ee ay hooyo kastaaba u nuujiso illmaheeda caanaha naaska.
Waxa maanta la ogsoon yahay in caanaha naaska hooyaddu ay yihiin daawada xanuunadda iyo dawada ka hortaga cuduradda ku dhici lahaa ilmaha iyo hooyada, oo aanay jirin wax la barbar dhigi karaa, oo lagu doorsan karo caanaha naaska hooyada , gaar-ahaan, Lixda billood ee ugu horeeya naas-nuujinta ilmaha yar.
Andinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here