Bulshada Deegaanka Goobweyn oo codsaday in loo ballaariyo Isbitaalka Deegaanka

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn ayaa goob caan ku ah dalxiiska,waxaana ku nool dad isugu jira Beeraleey iyo Xoolo dhaqato,Deegaanka waxaa ku yaalo hal Isbitaal,balse ma ahan mid ku filan baahida Caafimaad ee ka jira deegaanka,maadama ay yimaadaan dadka deegaanada kale uu dhaw.

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Deegaanka Goobweyn Nadiifo Maxamed Muuse ayaa ugu horeeyn ka warbixisay xaaladda Caafimaad ee Deegaanka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here