Dhalinyarada Baladweyne oo dib u furey Waddooyin ku xirmay fatahaadihii Wabiga.

0
25

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka  Dhalinyarada isxilqaan oo ah urur dhalinyaro oo isku xilqaamay qurxinta iyo bilic so celinta deegaanka iyo garab istaaga bulshada ayaa waxaa howla dib u dayactir ah ey ka bilaabeen wadooyinka xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne gaar ahaan laanta kutimbo kuwaas oo ey wax yeeleyeen fatahaadihii ku dhuftay magaala madaxda gobolka Hiiraan ee Baladweyne.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here