Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Harqaanku waa mid kamida xirfadaha farsamada gacanta isla markaana si wayn looga shaqaysto gudaha dalka Soomaaliya, qaar kamid ah dadka ku shaqayta xirfada dhar tolista ee kunool magaalada kismaayo ayaa ka warbixiyay qaabka ay u shaqaytaan iyo sida ay nolashooda uga mareeyaan
Juweyriyo HassanĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.