Maamulka Degmada Xeraale oo ku guulaystay furitaanka wadooyin xirnaa

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadooyiinkaan ayaa muhiim u ah nolosha bulshada gmada xeraale oo ka duulaya arinkaas ayaa bilabay baneenta wadada iskuxirta xafadaha hoolwadaag iyo dayax iyadona laga burburiyay dhismiyaal sogalay wadadaas feeysal cabdulahi qeeyre gudoomiyaha degmada xirnaa oo gobjoog aha halka ey kasocotay howsha lagu baneynaya wadada ayaa kahadlay shaqadan ee mamulka bilabay isagona dhanka kale bulshada ugu baqay in lasameyay goowa qashinka logu talagalay halkasna ey geyaan qashinka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here