Hay’adda DOHA Foundation Serving Humanity oo tuulooyinka Hadaafow iyo Galool Yay gaarsiiyay deeq raashin ah

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda DOHA Foundation Serving Humanity ayaa tuulooyin dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo gaarsiisay deeq raashin ah oo loogu talagalay iney ka faa’iideystaan dadka dantayar ee ku nool tuulooyinkaasi.
Sida uu ku warbixinaayo mid kamid ah masuuliyiinta Hay’adda DOHA 25 Qoys oo kunool tuulada Hadaafow ayaa marka hore loo qeybiyey deeq raashin ah, markii xigtayna waxay usii gudbeen tuulada Galool yar oo iyadana 75 Qoys deeq raashin loogu qeybiyey.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here