Sara u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta Suuqyada Xudur.

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara u kac laga daremaa Qiimaha qudaarta  Suuqyada Degmada Xudur gaar ahaan qaraha oo qiimaha lagu iibsanayo uu kordhay.
Sara u kaca qimaha qaraha ayaa imaneysa xili lagu gudo jiro bisha barkeysan ee Ramadaan taas oo inta badan ay dadka si aad ah u isticmalaan  Qaraha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here