Ra’iisul Wasaare XFS oo ku baaqay in laga qeybqaato midnimada Bulshada Somaliyeed

0
49
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ras’iisul Wasare XFS Xamze Cabdi Bare ayaa waxuu bulshada Somaliyeed uu ugu baqay in ay ka qeybqaata sare u qaadeesita Midnimada wadajirka Umada Somaliyeed
 
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxuu sheegay in aan joogana waqtigii midnimada ee ma joogno waqtigii kala tagga isgoona bulshada bulshada ugu baaqay in ay ka qeybqaata wadajirka umadda Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here