Kooxda Degmada Badhaadhe oo Tababar ku sameeyay Garoonka Waamo

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli la filayo in ay wada ciyaaraan Kulan saaxiibtinimo Kooxaha kala matalayo Degmooyinka Kismaayo iyo Badhaadhe ayaa diyaar garoow adag ku jira Kooxaha ciyaaraya,Kooxda degmada Badhaadhe ayaa sameenaya Tababarro joogto ah oo ay ugu diyaar garoobayaan Kulankaas.

Gudoomiyaha Ciyaaraha D/Badhaadhe daahir Khaliif Garasoow ayaa ugu horeeyn ka hadlay diyaar garowga ay ugu jiraan Kulanka la sugayo.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here