Sare ukac balaaran oo laga dareemayo qiimaha Qudaarta Suuqyada kismaayo

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadaa oo maalmo kooban ay ka harsantahay munasabadda ciidul fidriga ayaa waxa sare ukac ballaaran laga dareemayaa qiimaha Qudaarta  Suuyada  kismaayo.

Qudaarta Suuqyada gababiska ah sare ukucuna uu ku yimid ayaa waxakamida bardhada yaanyada basasha iyo qudaarta cagaaran oo qaar badan ka imaan jireen dalka kenya iyo ngobalka gado taas oo uuna tobaadkan waxba ka iman.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here