Harqaanada lagu talo dharka ee Baladweyne oo laga dareemayo mashquul xooggan oo ku saabsan Ciidda

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Goobaha lagu talo Dharka ama Harqaanka ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul badan iyadoo dhalinyaradan ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta ee xarqaan ay fursad u tahay maalmahan maadama lacago badan ay ka sameeyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here