Masjid Laga dhisay Xaafadda Faanoole Kismaayo oo xariga laga jaray

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Masaajidka Muscab Ibnu Cumayr kaas oo laga hirgaliyay xaafadda Faanoole ee Magaalada Kismaayo .
Dhismaha Masjidkaa oo socday wax ka badan halsano ayaa dhaqaalaha ku baxay waxaa ku tabarucday Haweeyo Xirsi Xasan oo dadka dibadiisa ku nool waxaana sido kale hirgalinta Masjidkaan ka qayb qaatay Mu’asasada Al khayraad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here