Suuqyada kismaayo oo laga dareemaayo u diyaar garowga munasabadda ciidul fidriga

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-xili ay fooda inagu soo hayso munasabada ciidul fidriga ayaa waxa mashquul xoogan laga dareemayaa suuqa looyaqaano suuq yari isla markaana ah kan nugu wayn ee kuyaala magalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose halkaas oo bulshada buux dhaafisay ka iibsanayaan dharka iyo adeegyada kale ee ciida

Sioo kale sanad kaan ayaa ka duwan kuwii hore suuqu habeenkii uma shaqayn jirin balse hada habeen iyo maalin isku si ayuu u shaqeeya bulshada ayaana si wayn u soo dhawaysay.

Juwerriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here