Dhalinyaro is abaabushay oo raashin u qeybisay Qoysas danyar ah oo Dhuusamareeb ku nool

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro ku mideysan magaca Waaberi Charity Organization kana shaqeeysa magaalada Dhusamareeb ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo degan magaalada Dhusamareeeb,Dhalinyaradaan oo iskood isku xilqaamay ayaa  ugu talagalay in ay afuriyaan 20 Qoys.

Abuukar Macalin Cabdirisaaq oo ah Gudoomiyaha Waaberi Charity Organization ayaa faahfaahiyay deeqdaan ay gaarsiiyeen Qoysaska danyarta ah.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here