Suuqyada lagu iibiyo Qudaarta magaalada Baardheere oo hoos u dhac laga dareemayo

0
55

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Suuqyada waaweyn ee degmada  Baardheere ee Gobolka geedo waxaa laga dareemaya isbedal ku yimid qimaha Qudaarta taas oo hoos u dhac ballaaran u ku yimid kadib marki Qudaar fara badan ey soo gashay Suuqyada Qudaarta ee Baardheere.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here