Xarunta cusub ee Maamulka Deegaanka Gubadleey oo xarigga laga jaray

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda FS ayaa ka qeybgalay munaasabadda xarig jarka dhismaha xarun cusub oo ay ku gowlgali doonaan maamulka deegaanka Gubadleey.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga XFS Cismaan Daallo,xildhibaanAfcadeey iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay xafladdaasi loo sameeyay xaarig jarka xarunta deegaanka Gubadleey ayaa ku ammaanay shacabka halkaasi dadaalka ay u galeen dhismaha xaruntaasi oo noqon doonta goob laga fuliyo adeegga dadweynaha.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here