Mamulka Degmada Kismaayo oo deeq Raashiin ah ka qeybiyay xafada Calanleey

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo uu horkacaayo  Gudoomiye ku-xigeenka Arimaha Bulshada ee degmada Najiib Bare Salaad ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka ah ee ku nool xafada Calanley magaalada Kismaayo, Kuwaasi oo ad ugu bahna rashinkan lagarsiyay

Deeqda raaahinka ayaa ka timid hay ada irda waxaana loogu tala galay dadka danyarta ah ee kunool gudaha magaalada kismayo si ay afur uga dhigtaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan  inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here