Ardey dhameeysay barashada Culuumta shareecada Islaamka oo Xaflada Qalinjibin ah logu qabtay magaalda Kismaayo

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Culuulmta shareecada iyo maadiga ee daarul macrifah ee degmada Kismaayo ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay Ardey dhameysay barashada Culuumta shareecada. Islaamka

Xafalada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Cumu u diiin ay ugu horeyaan Sheekh Cali Nuur ,Ardey , walidiin iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here