Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo deeq rashiin u qeybisay qoys oo ku nolol deegaanada waqooyi ee Kismaayo

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland iyo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kaashaneya Hay’adda samafalka ee Al Xikma ayaa deeq raashin ah oo ay bixisay Dowladda Kuwait waxay gaarsiiyeen qoys, kuwaas oo ku nool deegaanada dhaca waqooyiga magaaada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here