Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyaradda Cagarsan oo kaashanaayo Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Jubbaland ayaa tababar aqoon kororsi ah u qabtay ardayda Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Plasma Faraceeda Degmada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.