Isku Aadka tartanka koobka Euro 2024 oo lasoo saaray

0
79

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa lasoo gabagabeeyey kulamadii kala baxa ahaa ee tartanka koobka Euro 2024 iyadoona ay 3 xul soo dhamaystireen isku aadka.

Xulalka Poland, Ukrian, Georgia ayaa si buuxda ugu soo baxay wareega Group-yada tartanka Euro 2024.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here