Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u soo dirtay maamulka Jubbaland, waxaana doonidaan sida gargaarkaan lagu wadaa in ay ku soo xirato Dakedda magaalada Kismaayo.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.