Qeyb ka mid ah Noocyada Qudaarta oo laga waayay suuqyada magaalada Kismaayo.

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa bulshada Kismaayo iibsadaan Qaraha iyo Batiiqa oo uu booskooda gashadeen Cambaha iyo Babaayga oo waayadii dambe aad loo waayey, waxaana bulshada ay u isticmaalaan Cabitaanada.

Abdirahiim DeckĀ ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here