Beeraleyda Jubbaland oo loogu baaqay in Wax soo saar sameeyaan

0
54
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradd Beeraha Jubbaland ayaa wuxuu Beerleyda ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan sidii ay uga qeybqadan lahayeen in ay tabcadaan Beerahood.
Wasiirka Wasaradda Beeraha Jubbaland Geelle Maxamuud Aaden  oo la hadlay Iddacaadda waamo ayaa waxuu beeraleyda u sheegay in tashadaan oo aysan ku xisaabtimin hay’ada ka shaqeeya magaalada Kismaayo oo ay xooga saraan sidii ay dhulkooda Hooyo ay  wax uga soo saaran lahaayeen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here