Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland ayaa xafiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Xuduudka Koonfurta u qaabilsan WFP oo uu xafiiskiisu yhy degmada Dollow iyo madaxa mashaariicda WFP ee xuduudaha Soomaaliya Anas AL MOHAMMAD waxaana kulanka goob joog ka ahaa wasiir kuxigenka Wasaradda iyo Kusimaha agasimaha Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.