Hey’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo dekadda Muqdisho ku qabatay Kunteenaro lagu keenay Taabuu

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Tayo dhowrka Soomaaliya ayaa Dekadda magaalada Muqdisho ku qabatay Kunteenar ay ku jiraan 249 Kartoon oo Tubaako,kuwaas oo ay ku wareejisay Taliska Boliiska Dekadda Muqdisho,Hay’adda ayaana ku dhawaaqday in aan Garoonka iyo Dekadda aan laga soo dejin karin waxyaabaha maanka dooriyo.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here