Bulshada Kismaayo oo Maamulka Jubbland uga mahadceliyay dhismaha Wadooyinka

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgaliy wadooyin laami ah kuwaas oo wax badan ka badalay isu socdka bulsha iyo Ganacsi ayadoona ay wali socdaan dhismaha qaybo ka mid ah wadooyin Laamiga ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here