Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo daah-furtay mashruuca xalka waara oo lagu kobcinayo dhirta cagaaran

0
32
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Deeganka iyo isbedelka cimilada ayaa Jubbaland ayaa manta magaalada kismaayo ka daah-furay mashruuca xalka waara ee kobcinta iyo hormarinta dhirta iyo sidi loso celin laha dhita laxalufiyay wana dahfurka mashrucan kaso qeebgalay oo goob joog aha agaasimaha guud ee wasarada degaanka iyo isbedelka cimilada wakila kasocday ha.ada JIZ iyo xubna kasocday bulshada rayidka waxa ugu horeengobta kahadashay gudomiyaha ururka haweenka degmada kismaayo iyado shegtay ineey diyaar u yihiin wadashaqeeyen hagar la’aaneed.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here