Culimada Kismaayo oo bulshada ka codsaday in ay kala qayb qaataan dhismaha Madaraso wax lagu baro Caruur danyar ah

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka Misbaax ee magaalada Kismaayo oo si lacag la’aan Qur’aanka Kariimka loogu baro caruur dan yar iyo agoon ah iyo sido kale Haweenka Waawayn ayaa waxaa soo wajahay duruufo dhanka dhismaha ay deganyihiin oo ciriiri ah .

Dugsigaan lagu barto Qur’aanka ayaa ka guuraya meeshi hore oo uu daganaa ka dib markii dhul laga siiyaay xaafada Guulwade kaas oo hada la doonayo in la dhiso si caruurtas danyarta ah ay wax barashadooda u sii wataan .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here